X

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

ARAABINEWS

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante guul gaadheen halka Samaroon ay iyagu is duleeyen maantana ay cidla yaaliin. Siyaasiga ayaa taageeray hadal ka soo yeedhay Garaad Jaamac Garaad Cali oo runta u sheegay Xasan Culusow.





ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.