X

Samaroonka Itoobiya waxaan leehay ka qaybgala siyaasada ka socota Jigjiga: Cali Faarax Cabdullahi

ARAABINEWS

Samaroonka Itoobiya waxaan leehay qabiilo idinka yar ayaa idin xukuma. Waxana idiinku wacan idinkoo ka maqan siyaasada Jigjiga taala iskuna haysta jilibo hoose. Waa hadalkii siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ObDziUmolaI[/embedyt]


ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.