X

Sanad guuradii sadexaad ee Khaatumo State ee Toronto oo laysku arkay+MUUQAAL

Sanadguuradii Sadexaad ee Khaatumo State ayaa lagu qabtey dalkaasi Kanada magaalada Toronto halkaasi oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne aad u farabadan iyo fanaaniin iyo maamul goboleedyada qaar sida Awdalstate.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.