Sanadguurida sadexaad ee Khaatumo State oo Sweden lagu qabtey la iskuna arkay+SAWIRO+MUUQAAL
Stokhom-Araabinews–Sanadguuridii sadexaad ee Khaatumo State ee Sweden oo si weyn laysugu arkay iyo taageerayaal farabadan oo isugu yimi kana hadlay muhiimada ay leedahay maamulka iyo midnimada dalka.