Saraakiil Jabuutiyaana oo ku dhintey diyaarad dhacdey iyo sababta
Saraakiil Jabuutiyaana ayaa ku dhintey diyaarad dhacdey. Diyaaradan ayaan la sheegin inta sanno ee ay shaqaynaysay ayadoo la ogyahay diyaaradaha ay isticmaasho in inta badan ay leeyihiin ciidanka Faransiiska.