Iskuduwadaha ciyaaraha gobolka Awdal iyo tababaraha gobolka Awdal ciyaarta baaskidka Qaasim Muxumed Geelle ayaa ka hadlay fiowdo ka socota qabanqaabada ciyaaraha gobolada Woqooyiga oo qayb ahaan lagu qabanayo Boorama. Waxa jira arbushaad iyo kala amarqaadasho ka jirta magaalada taas oo iskuduwaha gobolka looga dambeyn waayay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM