Sawirka ilmo yar oo loo malaynayo in uu u dhashay Siiriya oo baddu ku liqdey inta u dhaxaysa Giriiga iyo Turkiga ayaa aduunku aad uga mururgoodey. Ilmahan ayaa isaga iyo waalidkiiba waxa laga soo saaray biyaha badda. Waxa qaraqana in dalka Siiriya oo argagixisada uu taageero Sucuudiga, Qadar iyo Turkiga ay burburiyeen ay dhibka weyn uu soo gaaray dadka caadiga ah oo ah kuwa lagu tilmaamo Suniga.
ARAABINEWS.COM