X

Sawirada diyaarad laga leeyahay Turkiga oo cilad ku timi iyo halka ay ku degtay

Sawirada diyaarad laga leeyahay Turkiga ayaa cilad ku timi xilli ay ka duushey garoonada xeebta ee dalkaasi Kiiniya. Diyaaradan oo sidey rakaab farabadan oo u badan dalxiisayaal ayaa si nabada ku degtay.
Diyaaradda ayaa waxaa saarnaa 121 qof oo rakaab ah iyo shaqaalaha diyaaradda.

Warbaahinta dalka Kiiniya ayaa sheegtay in diyaarada mid ka mid ah Mashiinadeeda ay gashay Shimbir.



Muddo ku dhow Saacad ayay ku dul wareegeysay Hawadda Magaalada Mombasa si loo dhameeyo Shidaalka ku jira diyaaradda.



Diyaarada ayaaa hadda fadhida garoonka Mombasa halkaas oo ay sugeysay in la cilad tiro.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.