Sawirada xilwareejinta maamulka gobolka Banaadir oo si cajiiba u dhacdey. Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ayaa xilka kala wareegay gudoomiyihii hore. Munaasabada ayaa u dhacdey si cajiiba oo ka duwan kuwii hore u dhacayay.
Gudoomiye Taabid Cabdi Maxamed ayaa Xalay Xilkii Maamulka Gobolka Banaadir Si Rasmi Ah Ula Wareegay Waxaana Ka qeyb Galay Raiisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre iyo Madax Kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS