X

SAWIRADII ugu dambeeyay xasuuq cadowgeena koowaad ee argagixisada shabaab ku wado dadkeena

SAWIRADII ugu dambeeyay xasuuqa cadowgeena koowaad ee argagixisada shabaab ku wado dadkeena. Argagixisada ayaa qarax ku dishey dad aad u farabadan. Xasuuqan ayaa socda xilli dawladu leedahay amniga waa la adkeeyay.

Cadowga ayaa ku dhex dhuumanaya dadka adeegsanayana dad caqligoodu dhamayn iyo kuwo lacago ay siiyaan. War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in sidoo kale qaraxa uu dhaawac ka soo gaaray Gudoomiyaha Haweenka degmada Wadajir.


Dhiigmiiratada ayaa dhiigoodu kacaa markey gaystaan xasuuq noocana ayadoo been loogu sheegay in janno sidaan lagu galo.


Weerarada noocana ayaa waxa gaysta isla argagixisada ku dhexjirta madaxda iskana dhiga dad caadiya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.