Sawiro aan idiinka soo qaadnay fatahaada wabiga Shabeelle ee Beledweyne iyo dad ka qaxaya dagaalka
Waxaa degan Xaalada Magaalada Beledweyne Xarunta Gobolka Hiiraan Oo Dagaalo culus ay ka dhaceen Saacadihii La soo dhaafay waxaana dhanka kale jira Daada Ka Soo rogmada Webiga oo ku fatahay 4-ta Xaafadood ee Magaalada.