X

SAWIRO: Amisom oo wado u furaya ciidanka xooga si loo cayrsado argagixisada shabaab

Ciidamada AMISOM Ee Ku sugan Gobolka Sh/Hoose ayaa bilaabay Jarista Geedaha Waaweeyn Ee Loo yaqaan Geed Yuhuud “Cali Garoob”.

Howlgalka ayaa ka socda inta u dhaxeysa Deegaanka Janaale iyo Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose Dhanka wadada Buufow Bacaaad ka gasha.

Ciidamada AMISOM ayaa doonayo inay ballaarinayaan wadooyinkan oo gambaad u ahaa Kooxda argagixisada ee shabaab oo inta badan Miino kula Eegta Ciidamada markey ku safrayaan wadooyinkan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.