X

Sawiro: Cali Khaliif oo hore u dhaafay Laascaanood iyo soo dhaweyn calamaysan

Cali Khaliif oo ka degi waayay Buuhoodle ayaa ka soo degay Laascaanood halkaas oo Faysal Waraabe dad ay ka mid yihiin ku soo dhaweeyeen kadibna safar dhulka ah ku tagaya Buuhoodle.

 

Muuqaal soo baxay ayaa muujinaya in Cali Khaliif diidey in u galo Laascaanood oo dalbadey in uu sugayo gawaadhidiisii u qaadi lahayd gobolka Cayn.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.