Kadib saakadii hore markey ciidanka maamulka Puntland la wareegeen xarunta barlamaanka oo inta badan cidla ah maadaama aan shacabka loogu adeegin ayaa waxa isa soo taraya wadahadal lala galayo.
C/welii Gaas ayaa ku fashilmey maamulka uu hogaamiyo iyadoo ciidanka maamulku ayna qaadan wax mushahara dhinacna uu dagaal kaga socdo.
Saraakiisha Ciidamada Maamulka Puntland ayaa weli wax war ah ka soo saarin Ciidamada Sida buuxda u qabsaday Xarumaha Maamulka sida Xarunta Baarlamaanka iyo Wasaarada Maaliyada ee Puntland.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS