X

SAWIRO: dhalinyaro reer Burco ah oo ku dhintey doon Masar ku gadoontey

Waxa soo gaaray ARAABINEWS sawirada dhalinyar reer Burco ah oo ka mid ahaa dhalin ku dhimatey doon ku rogmatey Masar oo ilaa hadda ay socoto tirada guud ee ku dhimatey. Doontan ayaa ah tii ugu badneyd ee ay ku dhintaan dhalintan Somalida ah ee u tahriibaya wadamada Yurub.

Waxa ku Jira nin iyo xaaskii oo doonta wada saarnaa oo baddu liqdey. Booliiska Masar ayaa jooga goobta shilka waxana laga baqayaa in jirkooda lagala baxo.

Yurub.

Raali ahaada sawirada qaar waan ka saarney

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.