Waxa si rasmi u bilaabmey wanqalka magaalo madaxda cusub ee deegaanada Harawo ee ismaamulka Somalida Itoobiya. Degmada Dharwanaaje ayaa waxa isugu yimi wufuud aad u farabadan o ka qaybgalaya wanqalkeeda iyadoo halkaas lagu dhagax dhigi doono xarun caafimaad iyo dugsi.
Sidaan idiin balanqaadney waxa nasoo gaaray sawiradii u horeeyay oo muujinaya sida magaaladu maanta u camiran tahay iyadoo la filayo in madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo ka qaybgalo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS