X

SAWIRO laga soo qaadey xasuuqii u dambeeyay ee argagixisadu gaysato oo naxdin leh

SAWIRO laga soo qaadey xasuuqii u dambeeyay e argagixisadu gaysato oo naxdin leh. Argagixisada xasuuqan ka gaysatey xaafad ka tirsan Muqdisho oo caruur iyo ardey iska fadhiyeen

Madaafiicdan oo ku dhacay xaafado kamid ah degmada Hawlwadaag ayaa waxaana ku geeriyooday dad lagu qiyaasay ilaa 5 qof oo caruur iyo ardey isugu jira.

Wariye goobta ka ag dhawaa ayaa sawirada naxdinta leh ka soo qaadey guriga argagixisada dhiigeena xalaashatey ay xasuuqa ka gaysatey.

Argagixisada Ayaan kala jelayn hubka ay caruurta dhegaha la u dhiibaan cida uu dilayo, waxayna tos u xasuuqaan dad masaakiina Muslimiina kadib yiraahaan Allaahu Akbar.

Waxa dadku badankiisu ku sifeeyaan xasuuqyada noocana in argagixisadu uga dan leedahay in ay muujiyaan in ay welli jiraan.

 


C//llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.