Waxa noo suuragashay in aan la hadalo fanaanada Safiyo Tusmo oo shil gaari ku gashay Maraykan waxayna nooga warantey sida shilku u dhacay iyo xaaladeeda oo aad iyo aad u wanaagsan.
Sawiro na soo gaaray oo shilka ahaa ayaa muujinaya in fanaanada lagu dhacay dhinaca dambe gaarigeediina uu xaga dambe burbur ka gaaray.
ARAABINEWS