X

SAWIRO: Sidee u dhacday furitaankii ciyaaraha Olimbikada ee RIO

Ciyaaraha Olimbikada ee ka socon doona dalkaasi Brasil ayaa xalay loo furey si qayra caadiya iyadoo ay ku baxday kumanaan doolar xalay oo qudha.

Wadamo ay ku jirto Somaliya ayaa ka qaybgeli doona ciyaaraha iyadoo rajada ay leeyihiin yartahay laakiin hadana ka qaybg galkaas kaliya aad loogu amaanay.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.