Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa lagu soo dhaweeyay caasimada ismaamulka Somalida Itoobiya halkaas oo uu noqdey madaxweynihii u horeyay ee booqda intii ka dambeysay dagaalkii lala galay Xabashida.
Somalida Itoobiya ayaa ku nool nabad waxana gobolka ka Jira horumar aan hore uga Jiri jirin qarniyo badan, waxana lagu amaanaa dawladii Tigreyga ahayd oo qoomiyadaha siisay ismaamul.
Maxamee Yuusuf
ARAABINEWS