Shirkan oo ah koobaad ee golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI a uu hadda furmay ayaa waxa si rasmi ah shirkaasi u furay Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI Cismaan Afgaab Kaluun, si rasmi ah u hoolka shirka uu ka socdo soo buux-dhaafiyey ergooninka kala duwa
Dhanka kalne shinka ayaa waxa lagu soo casuumay marti sharaf kala duwan,kuwaas oo ay ka mid ahayeen madax ka socotay Xisbiga talada dalka haye ee KULMIYE iyo masuuliyiin ka socotay Xisbiga mucaaradka ah ee UCID , xubno ka socday komishanka doorashooyinka qaranka, salaadiin cuqaal, iyo xubno kale oo ka socday ururada kala duwan ee bushada, qurba-joog iyo marti sharaf kale oo tiro badan.
Sidoo kalen waxa munaasabadan ka soo qayb-galay war-baahinta kala duwan ee ka hawgasha dalka gudihiisa iyo debadiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEW