X

Sawirro laga soo qaaday qaabkii argagixisada looga qabsaday deegaano dhaca Sh/dhexe

Ciidamada Milliteriga Somalia, AMISOM iyo dhalinyarada kasoo jeeda Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa wakhtiyadii ugu danbeeyay iska kaashanaayay la dagaalanka dhiigmiiradka shabaab kuwooda deegaano hoostaga Gobolkaasi kawada qaska.

Ciidamadaani ayaa ka xoreeyay deegaano badan oo hoostaga Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan tuulooyinka iyo dhulka ku yaala dhinaca bari ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Ciidamadaani Milliteriga iyo kuwa Deegaanka ayaa sidoo kale, dhiigmiiradka shabaab shalay ka saaray tuulada Miirtuugo, halkaa oo ay sida saraakiisha dowladdu sheegeen lagu dilay shan ka mid ah argagixuisada Shabaab sideed kalena ay ku dhaawaceen.

C./llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.