Saxaafada oo looga yeeray magaalada Garoowe iyo Cabdiwelli Gaas oo seefta la baxaya. Wararka ka soo baxaya Garoowe ayaa sheegaya in Cabdiwelli Gaas kala diro doono golaha deegaanka magaalada Garoowe.
Golaha deegaanka ayaa lagu eedeeyay in ay gudan waayeen waajibkoodii shaqada sidaasna loo kala diri doono.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS