Saxaafada ayaa toos u daawatay deegaano horleh oo argagixisada shabaab lagala wareegay iyo hub ay ka carareen kadib markay arkeen ciidanka ku soo socda. Argagixisada ayaa inta badan laga xoreeyay dalka waxayse wali ku jiraan tuulooyin aan awood lahayn in ay iska dhiciyaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM