X

Saxafi lafagurey raaligelintii uu la ilduufay Farmaajo ee uu ku sheegay reer ”Woqooyiga”

Daraad ayay ahayd markii Madaxweynaha Somaliya oo isagu isku haysta inuu ka taliyo gobolada Koofurta ilaa Gaalkacayo uu yiri waxaan raaligelin ka bixinayaa duulaankii dawladii qaranku ku difaacaysay qaranka. Hadaba saxafiga Faysal Abroone ayaa lafagureya waxa Farmaajo uga jeedo reer ”Woqooyi”.



ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.