Saxafiga Coldoon ee Muuse Biixi u xidhnaa muddo sanad ka badan ayaa dadweynaha magaalada Burco kaga hortageen meel fog si ay u soo shaqeeyaan. Coldoon ayaa sheegay inuu Burco kaga baxay isagoo katiinadaysan ayaa hadda ku soo noqdey isagoo dadku hor kacayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS