Bahda saxaafada KIsmaayo ayaa si xun u cambaareeyay weerarkii argagixisada dhiigmiiratada shabaab u gaysteen hooyo Hindiyo Xaaji Maxamed oo ay hore u dileen ninkeeda shalayna dileen isla iyadii halkaasna ay ku agooneeyeen caruur gaaraysa shan. Waxay ku tilmaameen kuwa dugaaga oo ku naaxa dhiiga dadka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM