X

Saxafiyiinta reer Adal oo ka baxay urur ka dhisnaa Hargeysa laakiin sheeganayay magaca Somaliland+MUUQAAL

Boorama 06 Jan 2015–Ururka saxafiyiinta reer Adal oo shir jaraaid kaga hadlay in ay ka baxeen urur sheegta magaca Somaliland laakiin ku koobnaa Hargeysa lana odhan jirey Solja. Saxafiyiinta ayaa sheegay in magacan lagu qaraabto oo ayna reer Adal ka mid ahayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.