X

Saylac oo biyo la,aan ku habsatay iyo shacabka oo qaylo dhaan markasta soo dira+MUUQAAL

Saylac-Araabinews–Magaalada Saylac ayaa biyo la,aan looga guurayaa iyadoo mishiino shaqayn jiray xilligii dawladii u dambeysay ee Somaliya ay hadda istaageen ayna jirina cid u gurmata iyo dawlad ay u ciirtaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.