X

Saylac oo loo ogolaadey maayerka saxda ah in uu jagada la wareego

Saylac ayaa loo ogolaadey maayerka saxda ah in uu jagada la wareego kadib markii maamulka Siilaanyo gaar ahaan Saylici uu ku dheganaa in muudo ah. Wasiirka gudaha ayaa isaga laga soo xigtey in uu farogelinayn siyaasada gobolka Awdal.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.