X

Saylada suuqa xoolaha ee Boorama oo haawanaysa iyo dhaqaale xumo ay sheegeen ganacsatadu: SABAB??ARAG

Boorama–Suuqa xoolaha lagu kala iibsado ee Boorama oo haawanaya iyo tiro xoolo ah oo aan ka badneyd sodomeeyo ayaa lagu arkayaa. Ganacsatada goobta iyo kuwa xoolaha keena ayaa ka waramay dhaqaale xumada soo daristey iyo waxay ku sifeeyeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.