Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici iyo gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa ardayda Jaamacada Eelo ee Boorama kala qaybgalay qalinjabinta. Wasiirka waxbarashada Geedoole oo isna goobta ka hadlay ayaa ku tilmaamay ardayda Eelo kuwa aad u dadaal badan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM