Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo C/raxmaan Saylici ayaa si weyn aan balaadhneyn kala kulmey gobolka Awdal siiba Borama oo goobta la yiraa Khayriyada ay dadku ku yaraayeen. Dilla ee gobolka Awdal oo aad moodo intii taageersanayd iyo kuwa diidanba ay u soo baxeen taasina lagu macneeyay shaqo la’aanta jirta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS