X

Saylici iyo Xasan Daahir Dhimbiil ayaa sii maray deegaanada Dilla kana hadashiiyay odayada deegaanka kadib dhagax dhig iskuul+MUUQAAL

Dilla 22 Dec 2014–Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici iyo ku xigeenka qorsheynta Xasan Daahir Dhimbiil ayaa sii maray deegaan u dhow Dilla dhagaxna dhigey dugsi iyo masaajid. Dhinaca qaar ka mida odayada deegaanka ayaa iyaguna ka hadlay arinta Suldaan Wabar.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.