X

Saylici oo 7 sanno kadib Boorama dhagax dhigey dhismaha wasaarada Beeraha

Saylici oo mashaariic waqti hore loo baahnaa hadda dhagax dhigaya Boorama. C/raxmaan Saylici oo waqtigiisu dhamaanayo bisha dambe ayaa waqtigiisii inta badan waxba u qaban dadka reer Awdal laakiin lagu bartey dhagxaan uu dhigo ayadoo kuwii horeba la dhisin.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.