Hargeysa–Madaxweyne ku xigeen maamulka Siilaanyo C/raxmaan Saylici ayaa saxaafada soo hior fadhiistey isagoo u hadlaya Siilaanyo oo hawlgaba sheegayna in uu mucaaradka u fidinayo wadahadal looga hadlayo mudada loo kordhiyay isaga iyo Siilaanyo. Saylici ayaa marka beesha dhexe isku badhaxdo loo yeedhaa. Siilaanyo oo halgaba ayaa kolba qof u hadlaa isla kuwaas oo beesha Siilaanyo ah ayaa raba in beeshu sii hayso todobo sano.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM