X

Saylici oo durba aargoosi ku bilaabay taageerayashii xisbiga Wadani dalbeyna xilka qaadis

Saylici ayaa durba aargoosi ku bilaabay taageerayashii xisbiga Wadani ee gobolka Awdal welibana ka soo jeeda beelaha Makaahiil dalbeyna xilka qaadis. Xilka qaadistan ayuu u maray sadex wasiir oo xilkoodii dhacay. Waana arinta ila hadda aad loo yaaban yahay aadna looga sheekaynayo magaalada.

Wariye u daacada Saylici ayaa arintan warbixin ka soo direy. Lama garanayo cida lagu bedelay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=-BN1hzx9haQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.