Qaylodhaan xoogan ayaa ka jirta maamulka Somaliland iyadoo la raadinayo doolar cusub oo lagu sarifto lacagta Somaliland oo kolba la soo daabacdo intii la rabo maadaama ayna jirin isla xisaabtan lagu xakameeyo lacagahan la soo daabacanayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS