X

Saylici oo ka hadlay Suldaan Wabar sheegayna in nin waalan tolkii u fayow yahay ayna tolkii u direen+MUUQAAL

Hargeysa 23 Dec 2014–Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa sheegay in Suldaan Wabar ay tolkii u direen maadaama” Somalidu waxay tiraa nin waalan tolkii ayaa u fayow..wuxuuna sheegay in qabiilkii ka baxa xayndaabka hadda burburey ee Somaliland la wada weeraro.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.