Saylici oo ka qaybgalay xuska weyn ee maalinta afka hooyo oo Hargeysa ka dhacay+MUUQAAL
Hargeysa–Xuska maalinta weyn ee afka hooyo ayaa iyadna lagu qabtey halkaas oo ay ka soo qaygaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka Siilaanyo sida ku xigeenkiisa C/raxmaan Saylici oo isagu furay xaflada.