X

Saylici oo ku faanay in dib loo dooran doono xilli ceel aanu ka qodin deegaanada uu ka soo jeedo

Saylici oo deegaanada u ka soo jeedo aan hal ceel ka qodin ayaa hadana ku faanay in dib loo dooranayo. Saylici ayaa sheegay in uu yahay ku xigeenka fadhiya oo dadku yaqaanaana sidaana lagu dooranayo.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.