X

Saylici oo ku soo laabtey Hargeysa sheegayna in uu soo iibinayay qadiyada goosadka kaliya+Maxamed Biixi

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa ku soo laabtey Hargeysa kadib safar uu ku tagey Itoobiya. Saylici oo ay weheliyaan wasiirka iilaanyo ee arimaha dibeda Maxamed Biixi ayaa sheegay in ay ka soo shaqaynaayeen qadiyada goosadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.