X

Saylici oo la tukaday salaada jimce reer Boorama iyo wasiiradii Siilaanyo soo direy oo wali jooga Boorama+MUUQAAL

Boorama 19 Dec 2014–Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa jimcaha la tukaday dadka reer Borama iyadoo magaalada ay wali joogaan wasiiradii Siilaanyo soo direy si ay u kala qaybiyaan fikradaha odayaasha xilli suuqyada magaaladu camiran yihiin odayaduna si fiican u qayileen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.