Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa furey carwo cusub magaalada Boorama halkaas oo uu maanta u raacay Muuse Biixi oo ka bilaabey ololihiisa siyaasada. Soo dhaweynta Khayriyada ayaan u dhicin sidii la filayay. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS