X

Saylici oo mijobaxsi ku tagey wasaaradaha kala duwan ee maamulka magaalada Hargeysa

Saylici ayaa mijobaxsi ku tagey wasaaradaha kala duwan ee maamulka magaalada Hargeysa xilli Siilaanyo xaalad caafimaad u joogo dalka Imaaraadka. Saylici ayay ahayd in lix sano kahor lagu wareejo xukunka maamulka Somaliland.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.