C/raxmaan Saylici ayaa sidii caadiga ahayd xariga ka jaray doonyo lagu wareejay kaluumaysatada magaalada Berbera oo ay kharashka bixiyeen hay’ada beeraha iyo cuntada aduunka.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=s6wsnmGIFAs[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS