Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun Dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi u dirayaan ilma Muumin Yaabe geerida ku timi aabahood Muumin Yaabe oo ku geeriyooday magaalada Sheekh Nabadgalyo ee deegaanada Araabi ee Ismaamulka Somalida Itoobiya. Waxaan Muumin Yaabe rabiga weyn uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan.
ARAABINEWS.COM