X

Sh Umal shalay diin ka bax ayuu nagu xukumey maantana Kismaayo ayuu noogu yimi: Korneel Rufle

Sh Umal shalay diin ka bax ayuu nagu xukumey maantana Kismaayo ayuu noogu yimi waa hadalkii korneel Aadan Rufle oo ka tirsan saraakiisha dawlada Somaliya ee gobolka Gedo.



Korneelka ayaa ka hadlay tacadi Itoobiyaanka iyo Kiiniyaatigu ku hayaan dadka ku dhaqan Kismaayo kuwaasi oo uu sheegay inay haweenay u diideen in la geeyo isbitaal si ay ugu umusho.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=lS9ExXhj_uU[/embedyt]

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.