X

Sh Xasan Daheeye oo si adag uga hadley xaaraanimada dagaalka Tukaraq iyo kuwa xoolaha u guraya

Sh Xasan Daheeye ayaa si adag uga hadley xaaraanimada dagaalka Tukaraq iyo kuwa xoolaha u guraya oo uu sheegay inay naar ku galayaan Muslimiin la hurinayo colaadooda. Sh Xasan Daheeye ayaa dhinaca kale faiin u direy Muuse iyo Cabdiwelli gaas in iyaga lala xisaabtami doono.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=le85srclvTI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.