X

Shacab laga badbaadiyay argagixisada Sucuudiga iyo Turkigu taageero ee XALAB

Shacabka Siiriya ee magaalada XALAB ayaa laga daadgureeyay qayb yar oo magaalada ah oo argagixisadu kaga dhuumanayso ciidanka Siiriya oo ka sifeeyay magaalada inteeda kale.

Wadahadal u dhexeeyay dawlada Siiriya, Turkiga iyo Ruushka ayaa lahgu go’aamiyayin dadka shacabka ah la daadgureyo oo ayna kui jirin argagixisada.

Waxa si xooga loo dhabarjabiyay argagixisada Akhwaan Muslimiinta, iyo Salafiyiinta ama wahaabiyada iyo NUSRA oo Yuhuudu iyo Sucuudigu taageeraan.

Argagixisada ayaa lagu dumiyay guri kasta oo ay dhufeys ka dhigtaan waxana maydkoodu ku urey guryihii shacabka ee ay dhufeyska ka dhigteen.

Dawlada Siiriya ayaa isku diyaarinaysa dib u dhis ay dalkeeda ku samayso.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.